Yexesqeel 18:13 ~ Иезекииль 18:13

picture

o o uu korsaar wax ku bixiyey, oo uu cid kale ribo ka qaatay, kaasu miyuu noolaanayaa? Isagu noolaan maayo, waayo, waxyaalahaas karaahiyada ah oo dhan ayuu sameeyey, hubaal wuu dhiman doonaa, oo dhiiggiisuna isaguu dul saarnaan doonaa.


в рост дает, и берет лихву; то будет ли он жив?, он не будет жив. Кто делает все такие мерзости, тот непременно умрет, кровь его будет на нем.

Continue reading Report error