Yexesqeel 17:22 ~ Езекил 17:22

picture

S ayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Weliba waxaan qaadan doonaa geedkedarka dheer laantiisa ugu sarraysa, oo meel baan ka taagi doonaa, oo waxaan gooyn doonaa mid curdan ah oo ka mid ah laamihiisa yaryar oo ugu korreeya, oo waxaan ku dul beeri doonaa buur dheer oo sare.


Така казва Господ Иеова: Ще взема и от върха на високия кедър и ще го посадя; Ще откърша от върховете на младите му клончета едно крехко клонче, И ще го посадя на планина висока и отлична;

Continue reading Report error