Yexesqeel 16:9 ~ Ezekiel 16:9

picture

O o markaasaan biyo kugu maydhay, oo dhiiggaagiina waan kaa wada dhaqay, oo saliid baan kugu subkay.


Then washed I thee with water; yea, I throughly washed away thy blood from thee, and I anointed thee with oil.

Continue reading Report error