Yexesqeel 16:8 ~ 以 西 結 書 16:8

picture

H addaba markaan ku soo ag maray, oo aan ku fiiriyey, wakhtigaagu wuxuu ahaa wakhtigii caashaqa, oo waxaan kugu deday macawistaydii, oo cawradaadiina waan daboolay, oo weliba waan kuu dhaartay oo axdi kula dhigtay, oo taydii baad noqotay, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.


我 從 你 旁 邊 經 過 , 看 見 你 的 時 候 正 動 愛 情 , 便 用 衣 襟 搭 在 你 身 上 , 遮 蓋 你 的 赤 體 ; 又 向 你 起 誓 , 與 你 結 盟 , 你 就 歸 於 我 。 這 是 主 耶 和 華 說 的 。

Continue reading Report error