O o markaasaad jidadkaagii soo xusuusan doontaa, oo waad isku ceeboobi doontaa markaad qaabbishid walaalahaa, ta kaa weyn iyo ta kaa yarba, oo inay gabdho kuu noqdaan baan kuu siin doonaa, laakiinse axdigaaga kugu siin maayo.
Then you shall remember your ways, and be ashamed, when you shall receive your sisters, your elder sisters and your younger; and I will give them to you for daughters, but not by your covenant.
Continue reading Report error