Yexesqeel 16:51 ~ Ezekiel 16:51

picture

O o xataa dembigaaga badhkiis Samaariya ma ay samayn, laakiinse waxyaalahaaga karaahiyada ah waad ka sii badisay kuweeda, oo walaalahaana waxaad xaq kaga dhigtay waxyaalahaagii karaahiyada ahaa oo aad samaysay oo dhan.


Furthermore, Samaria did not commit half of your sins, for you have multiplied your abominations more than they. Thus you have made your sisters appear righteous by all your abominations which you have committed.

Continue reading Report error