S idaasaan cadhadayda xaggaaga ku dhammaystiri doonaa, oo masayrkayguna wuu kaa tegi doonaa, oo aniguna waan xasilli doonaa. Oo innaba mar dambe ma aan xanaaqi doono.
Then I will take away My anger from you, and My jealousy will leave you. I will be at peace, and will not be angry any more.
Continue reading Report error