O o weliba waxaan kugu ridi doonaa gacantooda, oo iyaguna qudbaddaada way dumin doonaan, oo meelahaaga sarsarena way burburin doonaan, oo weliba dharkay kaa furan doonaan, oo jowharadahaaga qurxoonna way kaa qaadan doonaan, oo waxay kaa tegi doonaan adigoo qaawan oo aan dednayn.
Я отдам тебя твоим любовникам, и они уничтожат твои насыпи и разрушат святилища на возвышенностях. Они сорвут с тебя одежды и отнимут твои прекрасные драгоценности, оставив тебя обнаженной и непокрытой.
Continue reading Report error