Yexesqeel 16:37 ~ 以 西 結 書 16:37

picture

H addaba sidaas daraaddeed waxaan soo wada ururin doonaa kuwii ku caashaqay oo aad la raaxaysatay oo dhan, iyo kuwa aad jeclaatay oo dhan, iyo kuwa aad necbaatay oo dhan. Kulligood dhinac kastaan kaaga soo ururin doonaa, oo cawradaadana iyagaan daaha uga qaadi doonaa, si ay cawradaada oo dhan u arkaan.


我 就 要 將 你 一 切 相 歡 相 愛 的 和 你 一 切 所 恨 的 都 聚 集 來 , 從 四 圍 攻 擊 你 ; 又 將 你 的 下 體 露 出 , 使 他 們 看 盡 了 。

Continue reading Report error