Yexesqeel 14:8 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 14:8

picture

O o ninkaas wejigaygaan u jeedin doonaa, oo waxaan isaga ka dhigi doonaa yaab iyo calaamad iyo maahmaah, oo dadkaygaan ka dhex gooyn doonaa, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.


سَأُواجِهُهُ وَأجعُلُهُ عِبْرَةً وَمِثالاً. وَسَأعزِلُهُ مِنْ وَسَطِ شَعبِي. حِينَئِذٍ، تَعلَمُونَ أنِّي أنا اللهُ.

Continue reading Report error