Yexesqeel 14:7 ~ 以 西 結 書 14:7

picture

W aayo, mid kasta oo reer binu Israa'iil ka mid ah ama mid kasta oo shisheeyayaasha reer binu Israa'iil dhex deggan ka mid ah oo iska kay sooca, oo sanamyadiisana qalbigiisa dabaggeliya, oo waxa uu ku turunturoodo ee xumaantiisa ah wejigiisa hor dhiga, haddana nebiga ugu yimaada inuu wax i weyddiisto, aniga Rabbiga ah qudhaydaa u jawaabi doona.


因 為 以 色 列 家 的 人 , 或 在 以 色 列 中 寄 居 的 外 人 , 凡 與 我 隔 絕 , 將 他 的 假 神 接 到 心 裡 , 把 陷 於 罪 的 絆 腳 石 放 在 面 前 , 又 就 了 先 知 來 要 為 自 己 的 事 求 問 我 的 , 我 ─ 耶 和 華 必 親 自 回 答 他 。

Continue reading Report error