O o markaad jidkooda iyo falimahoodaba aragtaan way idiin qalbi qabowjin doonaan, oo Sayidka Rabbiga ahuna wuxuu leeyahay, Idinku waxaad ogaan doontaan inaanan sababla'aan ugu samayn wixii aan dhexdeeda ku sameeyey oo dhan.
Then they will comfort you when you see their conduct and actions, for you will know that I have not done in vain whatever I did to it,” declares the Lord God.
Continue reading Report error