L aakiinse bal ogaada, waxaa dhexdeeda ku hadhi doona kuwa la soo bixin doono, oo wiilal iyo gabdhoba leh. Oo bal ogaada, idinkay idiin soo bixi doonaan, oo waxaad arki doontaan jidkooda iyo falimahoodaba, oo belaayada aan Yeruusaalem ku soo daayay, kuwaasoo ah xataa waxyaalaha aan iyada ku soo dejiyey oo dhan waa laydiinka qalbi qabowjin doonaa.
то все таки залишаться в ньому рештки, що будуть випроваджені, сини та дочки. Ось вони вийдуть до вас, і ви побачите їхню дорогу та їхні вчинки, і будете потішені за те лихо, що Я навів на Єрусалим, за все, що Я навів був на нього.
Continue reading Report error