Yexesqeel 13:9 ~ Езекил 13:9

picture

O o gacantayduna waxay col ku noqon doontaa nebiyada waxa aan waxba ahayn arka, oo waxyaalaha beenta ah ka faaliya. Iyagu dadkayga shirkiisa ma ay dhex joogi doonaan, oo qorniinka reer binu Israa'iilna laguma qori doono, oo dalka reer binu Israa'iilna ma ay geli doonaan, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu ahay Sayidka Rabbiga ah.


И ръката Ми ще бъде против пророците, които гледат суети и предсказват лъжи; те няма да бъдат в съвета на народа Ми, нито ще бъдат записани в списъка на Израелевия дом, нито ще влязат в Израелевата земя; и ще познаете, че Аз съм Господ Йехова.

Continue reading Report error