Yexesqeel 13:23 ~ Ezekiel 13:23

picture

s idaas daraaddeed mar dambe wax aan waxba ahayn ma arki doontaan, oo faalna ma faalin doontaan, oo dadkayga ayaan gacantiinna ka samatabbixin doonaa, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.


Therefore ye shall no more see false visions, nor divine divinations: and I will deliver my people out of your hand; and ye shall know that I am Jehovah.

Continue reading Report error