H addaba sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Anigu xirsiyadiinna col baan ku ahay, kuwaasoo aad nafaha sida shimbirro oo kale ugu ugaadhsataan, oo gacmihiinna ayaan ka gooyn doonaa, oo nafahana waan sii dayn doonaa, kuwaas oo ah nafihii aad u ugaadhsateen sida shimbirro oo kale.
So the Lord God says, “I am against your objects with secret powers that you wear on your arms with which you trap people like birds. I will tear them from your arms. And I will let the people go that you trap like birds.
Continue reading Report error