Yexesqeel 13:18 ~ Ezekiel 13:18

picture

O o waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Waxaa iska hoogay naagaha gacmaha oo dhan xirsiyo ku sameeya oo masarro madaxa dadka dherer kastaba leh u sameeya si ay dad naftiis u ugaadhsadaan! Ma waxaad ugaadhsanaysaan dadkayga naftiisa, oo ma waxaad badbaadinaysaan kuwiinna naftooda?


And say, Thus hath the Lord GOD said; Woe to the women that sew pillows to all armholes and make kerchiefs upon the head of every stature to hunt souls! Must ye hunt the souls of my people to maintain thus your own life?

Continue reading Report error