Yexesqeel 13:11 ~ Ezekiel 13:11

picture

K uwa dhoobada aan nuuradda lahayn wax ku malaasa waxaad u sheegtaa inuu derbigaasu soo dhici doono, waxaana jiri doona roob daad weyn. Kuwiinnan roobdhagaxyaale waaweyn ahow, waad soo di'i doontaan, oo dabayl duufaan leh ayaa kala ridi doonta derbigaas.


tell those who cover it with whitewash that it will fall! A flood of rain will come, and large hailstones will fall. And a strong wind will break out.

Continue reading Report error