O o aniguna sidii laygu amray ayaan sameeyey, oo alaabtaydii maalin cad baan soo bixiyey, sidii alaab lala guurayo oo kale, oo markay makhribkii ahayd ayaan derbigii gacantayda ku dalooliyey, oo iyadoo gudcur ah ayaan dibadda u soo saaray, oo iyagoo indhaha igu haya ayaan garbaha ku qaatay.
E fiz assim, como se me deu ordem: os meus trastes tirei para fora de dia, como para o exílio; então ã tarde fiz com a mão uma abertura na parede;
Continue reading Report error