Yexesqeel 12:3 ~ Ezequiel 12:3

picture

S idaas daraaddeed Wiilka Aadamow, alaabtaada inaad guurtid u diyaarso, oo maalin cad guur iyagoo indhaha kugu haya, oo waa inaad meeshaada ka guurtaa oo aad meel kale u guurtaa iyagoo indhaha kugu haya; waxay noqon kartaa inay ka fiirsadaan, in kastoo ay reer caasiyoobay yihiin.


Tu, pois, ó filho do homem, prepara-te os trastes para mudares para o exílio, e de dia muda ã vista deles; e do teu lugar mudarás para outro lugar ã vista deles; bem pode ser que reparem nisso, ainda que eles são casa rebelde.

Continue reading Report error