L aakiinse wuxoogaa yar oo iyaga ka mid ah ayaan ka caymin doonaa seefta, iyo abaarta, iyo belaayada si ay waxyaalahooda karaahiyada ah oo dhan uga dhex sheegaan quruumaha oo dhan meel alla meeshay tagaanba, oo waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.
Dar voi lăsa din ei vreo cîţiva oameni cari vor scăpa de sabie, de foamete şi de ciumă, ca să istorisească toate urîciunile lor printre neamurile la cari vor merge, şi să ştie că Eu sînt Domnul.```
Continue reading Report error