Yexesqeel 12:12 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 12:12

picture

O o amiirka iyaga dhex joogaana iyadoo gudcur ah ayuu garbaha wax ku qaadan doonaa, wuuna ambabbixi doonaa. Derbigay daloolin doonaan si ay halkaas alaabta ugala baxaan aawadeed, oo isna wejiguu dedan doonaa si uusan indhihiisa dhulka ugu arag.


وَفِي الظَّلامِ سَيَحْمِلُ رَئِيسُهُمْ حَقِيبَتَهُ عَلَى كَتِفِهِ، وَيُغادِرُ المَدِينَةَ. سَيَثقُبُونَ السُّورَ لِيَخرُجُوا مِنهُ مَعَ أغْراضِهِمْ. سَيُغَطِّي الرَّئِيسُ وَجهَهُ حَتَّى لا يَرَى أرْضَهُ بِعَينَيهِ.

Continue reading Report error