W axaad iyaga ku tidhaahdaa, Anigu calaamad baan idiin ahay. Sidaan sameeyey oo kale ayaa iyaga lagu samayn doonaa. Iyagu masaafurisyo bay noqon doonaan oo maxaabiisnimay geli doonaan.
Say, ‘I am a sign to you. As I have done, so shall it be done to them; they shall be carried away into captivity.’
Continue reading Report error