Yexesqeel 11:22 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 11:22

picture

M arkaasaa keruubiimtii baalashooda kor u qaadeen, oo giraangirihiina way dhinac yiilleen, oo ammaantii Ilaaha reer binu Israa'iilna iyagay ka korraysay.


ثُمَّ رَفَعَتْ مَلائِكَةُ الكَرُوبِيمَ. أجنِحَتَها وَارتَفَعَتْ وَدَوالِيبُها بِجانِبِها، وَمَجدُ إلَهِ إسْرائِيلَ عَلَيهِا.

Continue reading Report error