Yexesqeel 11:1 ~ 以 西 結 書 11:1

picture

O o weliba ruuxii baa kor ii qaaday oo wuxuu i geeyey iriddii bari ee guriga Rabbiga oo xagga bari u sii jeedday, oo iridda albaabkeedii waxaan ku arkay shan iyo labaatan nin, oo waxaan dhexdooda ku arkay Ya'asanyaah ina Casuur iyo Felatyaah ina Benaayaah, oo labaduba waxay ahaayeen dadka amiirradoodii.


靈 將 我 舉 起 , 帶 到 耶 和 華 殿 向 東 的 東 門 。 誰 知 , 在 門 口 有 二 十 五 個 人 , 我 見 其 中 有 民 間 的 首 領 押 朔 的 兒 子 雅 撒 尼 亞 和 比 拿 雅 的 兒 子 毗 拉 提 。

Continue reading Report error