M arkaasuu la hadlay ninkii dharkii wanaagsanaa qabay, oo wuxuu ku yidhi, Waxaad kala dhex martaa giraangiraha iyo xataa keruubka hoostiisa, oo markaas labadaada gacmood ka soo buuxi dhuxulo dab ah oo aad keruubiimta dhexdooda ka soo cantoobiso, oo waxaad ku dul daadisaa magaalada. Oo isna wuu dhex maray anigoo indhaha ku haya.
And the Lord said to the man dressed in linen, “Go in between the wheels under the cherubim. Fill your hands with coals of fire from between the cherubim and throw them over the city.” And as I watched, he went in.
Continue reading Report error