O o xagga ekaanta xayawaanka waxay u ekaayeen dab qaxmaya dhuxulihiis iyo qoryo ololaya. Oo xayawaanka dhexdooduu hor iyo dib iska daba noqnoqonayay, oo dabkuna wuu dhalaal dheeraa, oo waxaa dabka ka soo baxayay hillaac.
至 於 四 活 物 的 形 像 , 就 如 烧 着 火 炭 的 形 状 , 又 如 火 把 的 形 状 。 火 在 四 活 物 中 间 上 去 下 来 , 这 火 有 光 辉 , 从 火 中 发 出 闪 电 。
Continue reading Report error