Yexesqeel 1:11 ~ ﺣﺰﻗﻴﺎﻝ 1:11

picture

W ejiyadoodu saasay ahaayeen, oo baalashooduna kor bay u kala fidsanaayeen, oo midkood kastaaba laba baal ayuu midka kan kale kula dhegganaa, oo labana waxay ku daboolnaayeen jidhkooda.


كانَتْ أجنِحَتُها مَمدُودَةً إلَى الأعلَى. لِكُلِّ كائِنٍ جَناحانِ يُلامِسانِ جَناحَي الكائِنِ المُجاوِرِ، وَجناحانِ آخَرانِ يُغَطِّي جِسمَهُ بِهِما.

Continue reading Report error