Baroorashadii Yeremyaah 2:8 ~ Плач Иеремии 2:8

picture

R abbigu wuu u qasdiyey inuu baabbi'iyo derbigii magaalada Siyoon. Xadhig buu ku kala fidiyey, oo gacantiisiina kama celin baabbi'inteedii. Wuxuu ka dhigay dhufays iyo derbi inay baroortaan, oo dhammaantoodna way wada jilceen.


Господь решил разрушить стену дочери Сиона; Он протянул вервь и не удержал Своей руки от разорения. Рыдали и стены и внешние укрепления, изнывая вместе.

Continue reading Report error