Baroorashadii Yeremyaah 2:5 ~ Плач Еремиев 2:5

picture

S ayidku wuxuu noqday sidii cadow oo kale, oo dadka Israa'iilna wuu liqay, Daarahoodii waaweynaana wuu wada liqay, oo qalcadahoodiina wuu wada burburiyey, Oo dalka Yahuudahna wuxuu ku badiyey baroor iyo oohin.


Господ се превърна в неприятел; изтреби Израел, изтреби всичките му палати; съсипа крепостите му; и увеличи плача и риданието на Юдовата дъщеря.

Continue reading Report error