W uxuu cadhadiisii kululayd ku gooyay geeskii dadka Israa'iil oo dhan. Oo gacantiisii midigna wuu ka soo ceshaday cadowga hortiisii, Dadka Yacquubna wuxuu u gubay sidii dab ololaya oo baabbi'iya waxaa hareerihiisa yaal oo dhan.
He has cut off in fierce anger Every horn of Israel; He has drawn back His right hand From before the enemy. He has blazed against Jacob like a flaming fire Devouring all around.
Continue reading Report error