R abbiyow, bal eeg, oo ka fiirso kan aad waxan ku samaysay! Naaguhu ma inay midhaha maxalkooda oo ah carruurtii ay koolkooliyeen cunaan baa? Wadaadka iyo nebiga ma in meesha quduuska ah ee Sayidka lagu dilaa baa?
Виж, Господи, гледай на кого си направил това! Да ядат ли жените рожбата си, младенците на обятията си? Да бъдат ли убити в светилището Господно свещеник и пророк?
Continue reading Report error