Baroorashadii Yeremyaah 2:15 ~ Lamentazioni 2:15

picture

W axa ag mara oo dhammu way kugu sacbiyaan, Wayna ku foodhyaan oo ay madaxa ku lulaan magaalada Yeruusaalem, oo waxay isku yidhaahdaan, Tanu ma magaaladii la odhan jiray Kaamilnimada quruxda iyo farxadda dunida oo dhan baa?


Tutti i passanti battono le mani contro di te; fischiano e scuotono la testa contro la figlia di Gerusalemme: «E' questa la città che chiamavano "la bellezza perfetta" "la gioia di tutta la terra"?».

Continue reading Report error