Y eruusaalem aad iyo aad bay u dembaabtay, oo sidaas daraaddeed sida wax wasakh ah ayaa loo xooray. Intii sharfi jirtay oo dhammu way quudhsadaan, maxaa yeelay, waxay arkeen cawradeedii. Hubaal way taahdaa, wayna sii jeesataa.
Jerusalem has sinned gravely, Therefore she has become vile. All who honored her despise her Because they have seen her nakedness; Yes, she sighs and turns away.
Continue reading Report error