Baroorashadii Yeremyaah 1:3 ~ 耶 利 米 哀 歌 1:3

picture

Q uruunta Yahuudah maxaabiis ahaan baa loo kaxaystay dhibkeedii iyo addoonsigeedii weynaa aawadood. Quruumahay dhex deggan tahay, oo innaba nasasho ma hesho. Silciyayaasheedii oo dhammu waxay soo gaadheen iyadoo cidhiidhi ku dhex jirta.


犹 大 因 遭 遇 苦 难 , 又 因 多 服 劳 苦 就 迁 到 外 邦 。 她 住 在 列 国 中 , 寻 不 着 安 息 ; 追 逼 她 的 都 在 狭 窄 之 地 将 她 追 上 。

Continue reading Report error