H abeenkii aad bay u ooydaa, oo ilmadeediina dhabannaday kaga taal. Kuwii jeclaa oo dhan iyadu kama haysato mid u qalbi qaboojiya. Saaxiibbadeedii oo dhammu way wada khiyaaneeyeen, Oo waxay noqdeen cadaawayaasheedii.
She cries hard in the night, with tears on her face. She has no one to comfort her among all her lovers. All her friends have not been faithful to her. They have turned against her.
Continue reading Report error