Baroorashadii Yeremyaah 1:11 ~ Плач Еремиев 1:11

picture

D adkeeda oo dhammu way taahaan, oo kibis bay doondoonaan. Waxyaalahoodii wanaagsanaa cuntay siisteen si ay nafta ugu ceshadaan. Rabbiyow, bal eeg oo ka fiirso, waayo, waxaan noqday wax la nacay.


Всичките й люде въздишат и искат хляб; Дадоха желателните си неща за храна, за да се възобнови животът <им>; Виж, Господи и погледни; защото станах унижена.

Continue reading Report error