Yeremyaah 9:8 ~ Иеремия 9:8

picture

C arrabkoodu waa sida fallaadh wax dilaysa oo kale. Khiyaanuu ku hadlaa. Mid waluba deriskiisa nabad buu afka uga sheegaa, laakiinse uurka wuu uga gabbadaa.


Их язык – гибельная стрела, он источает коварство. С ближним они говорят по-дружески, а в сердце готовят западню.

Continue reading Report error