Yeremyaah 9:22 ~ Єремія 9:22

picture

W axaad tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Dadka meydkiisu wuxuu u soo daadan doonaa sida digo berrin bannaan taal oo kale iyo sida gacan muggeed oo ka hadhay nin beer soo goostay, oo ciduna sooma ururin doonto.


(9-21) Кажи так: Говорить Господь: І нападає людського трупа, мов гною на полі, і мов тих снопів за женцем, і не буде кому позбирати!...

Continue reading Report error