Yeremyaah 9:1 ~ Jeremiah 9:1

picture

B al muu madaxaygu biyo noqdo, oo bal may indhahayguna il biyood oo ilmo daadisa noqdaan, si aan habeen iyo maalinba ugu ooyo kuwa laga laayay dadkayga!


If only my head were a well of water, and my eyes a well of tears, that I might cry day and night for my people who have been killed!

Continue reading Report error