Yeremyaah 8:19 ~ Еремия 8:19

picture

B al maqla codka qaylada dadkayga oo dal fog ka yeedhaya. Sow Rabbigu Siyoon ma joogo? Sow boqorkeedii ma dhex joogo? Bal maxay iigaga cadhaysiiyeen sanamyadooda xardhan iyo waxyaalahooda qalaad ee aan waxtarka lahayn?


Ето гласа на дъщерята на народа Ми, която вика от далечна земя: Господ не е ли в Сион? Царят му не е ли в него? Защо Ме разгневиха с изваяните си идоли, с чуждите суети?

Continue reading Report error