R abbigu wuxuu leeyahay, Waan wada baabbi'in doonaa. Geedcanabka midho kuma oolli doonaan, oo geedberdahana midho kuma oolli doonaan, oo caleentuna way wada dhadi doontaa, oo waxyaalihii aan siiyey oo dhammu way ka wada dhammaan doonaan.
“I will surely snatch them away,” declares the Lord; “There will be no grapes on the vine And no figs on the fig tree, And the leaf will wither; And what I have given them will pass away.”’”
Continue reading Report error