Yeremyaah 8:11 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 8:11

picture

W aayo, iyagu dhaawicii dadkayga ayay si fudud u bogsiiyeen, oo iyadoo aan innaba nabadu jirin ayay yidhaahdaan, Waa nabad! Waa nabad!


يُعالِجُونَ كَسرَ شَعبِي بِاستِخفافٍ، يَقُولُونَ: ‹سَلامٌ لَكُمْ، سَلامٌ لَكُمْ،› وَما مِنْ سَلامٍ.

Continue reading Report error