Yeremyaah 7:34 ~ Иеремия 7:34

picture

O o markaasaan magaalooyinka dalka Yahuudah iyo jidadka Yeruusaalemba ka joojin doonaa codka rayraynta, iyo codka farxadda, iyo codka arooska, iyo codka aroosaddaba, waayo, dalku wuxuu noqon doonaa cidla.


Я положу конец крикам радости и веселья, голосам невесты и жениха в городах Иудеи и на улицах Иерусалима, потому что страна будет опустошена.

Continue reading Report error