Yeremyaah 7:32 ~ Jeremia 7:32

picture

S idaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaa iman doona wakhti aan mar dambe loogu yeedhi doonin Tofed, amase dooxadii ina Xinnom, laakiinse waxaa lagu magacaabi doonaa Dooxadii Gowracidda, waayo, waxay meydad ku aasi doonaan Tofed, maxaa yeelay, meel kalaa la waayi doonaa.


Prandaj ja, vijnë ditët," thotë Zoti, "në të cilat nuk do të quhet më Tofett" as "Lugina e birit të Hinomit," por "Lugina e masakrës," dhe do të varrosen të vdekurit në Tofet, sepse nuk do të ketë vend gjetiu.

Continue reading Report error