Yeremyaah 7:3 ~ ﺃﺭﻣﻴﺎء 7:3

picture

R abbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Jidadkiinna iyo falimihiinnaba hagaajiya, oo anna waan idinka yeeli doonaa inaad meeshan degganaataan.


هَذا هُوَ ما يَقُولُهُ اللهُ القَدِيرُ إلَهُ إسْرائِيلَ: أصلِحُوا طُرُقَكُمْ وَأعمالَكُمْ. فَإنْ فَعَلْتُمْ هَذا سَأدَعُكُمْ تَسكُنُونَ فِي هَذا المَكانِ.

Continue reading Report error