S idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, xanaaqayga iyo cadhadayda ayaan ku soo dejin doonaa meeshan iyo dadka iyo duunyada, iyo dhirta duurka, iyo midhaha dhulkaba. Cadhadaydu way wada gubi doontaa oo lamana demin doono.
Затова, така казва Господ Иеова: Ето, гневът Ми и яростта Ми ще се излеят на това място, На човек и на животно. На полските дървета и на земния плод; И ще пламне, и няма да угасне.
Continue reading Report error