Yeremyaah 6:10 ~ Еремия 6:10

picture

I nay i maqlaan bal yaan la hadlaa oo aan u digaa? Bal eega, dhegahoodu ma xalaalaysna, oo waxba ma ay maqli karaan. Bal eega, erayga Rabbigu cay buu iyaga u noqday, oo innaba kuma ay farxaan.


Кому да говоря, и пред кого да заявя, за да чуят? Ето, ухото им е необрязано та не могат да чуят; Ето, словото Господно стана укорно за тях, Те не благоволят в него.

Continue reading Report error