Yeremyaah 6:1 ~ Еремия 6:1

picture

R eer Benyaamiinow, Yeruusaalem dhexdeeda ka carara, oo buunka Teqooca ka yeedhiya, oo Beyd Hakeremna calaamad kor uga qaada, waayo, waxaa xagga woqooyi ka soo socda masiibo iyo halligaad weyn.


Вениаминци, бягайте отсред Ерусалим, Затръбете в Текуе, и издигнете знак във Вет-акерем; Защото зло предстои от север, И голяма погибел.

Continue reading Report error