Yeremyaah 52:13 ~ Иеремия 52:13

picture

M arkaasuu gubay gurigii Rabbiga iyo gurigii boqorka, oo wuxuu kaloo gubay guryihii Yeruusaalem oo dhan, kuwaasoo ahaa guri kasta oo weyn.


и сожег дом Господень, и дом царя, и все домы в Иерусалиме, и все домы большие сожег огнем.

Continue reading Report error